(Akhriso) Guddigii xaqiiqo raadinta IGAD oo War ka soo saaray doorashada Jubbaland

Urur Goboleedka IGAD ayaa War ka soo saaray doorashada Jubbaland ka dib booqasho ay magaalada kismaayo ku tageen wafdi ka socda ururka kuwaasoo u kuur galayay Xaalada doorashooyinka Jubbaland. Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Dr. Maxamed Guyow ayaa sheegay in maalmahan ay Kismaayo u joogeen howlo la xiriira doorashooyinka Jubbaland … Continue reading (Akhriso) Guddigii xaqiiqo raadinta IGAD oo War ka soo saaray doorashada Jubbaland